Ex Waddani cabdilaahi daamur danbiile ... zakariye cawad dhunkaal

0
Friday 8th February 2019 11:23:39 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 455
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex Waddani cabdilaahi daamur danbiile ... zakariye cawad dhunkaal

    waxaan salaamaya bahda shabakadaha wararka asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.....

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan salaamaya bahda shabakadaha wararka asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaato.....
Waxa Layaab leh in u nxisbiga waddani oo maalin walba sheeko iyo itaal
dari la hor yimaado qarankeena suubvaan ee Somaliland , isago ay ku
dhex jiraan danbilayaal qaran oo hadh iyo maalin madaxweynaheena Muuse
Biixi Cabdi iyo xukuumadda cay iyo aflagaado iyo xasad la hor tuban.

aduunki dhama aya la yaaban gudoomiyaha waddani cirro wuxuu weli u
xambaasan yahay siyaasiyiinta isku sheega ee dhulka la dhacay ,,
waxaana kamid ah ninka la dhaho Cabdilahi daamur ee sanaag kasoo
jeeda,, waa nin dhacdooyin fara badan kadhex sameeyay xisbigaas,
wuxuuna ninkaas dawladeena cay fara badan iyo aflagaado tv yada la hor
istaaga iyadoo xukuumadeenu ay sabar fara badan muujisay, in ninkaas
wado qaran la mariyo waa kow,.


ta labaadna sida la sheegayo in u jabhada Xaare oo si dadban dhaqaale
u ururiyo si u xamar uga helo sumcad in u aaminsan yahay mabda'a
somaliweyne, waana la wada yaqaana in u xamar lagu dhalaya oo 1998
kadib u reerkiisu somaliland u soo guurayn....waa lawada garanaya
ninka lacagtii xisbiga ucid kala baxsaday 2010 faysalna marag ka ah,
waa la wada yaqaana lacagta xaaraanta ee reerkiisa ku kuriyo oo kasoo
xaday shirkada isgaadhsiinta ee golis ceerigaabo 2008, waxaana ugu
daran ninka maanta jabhada dhaqaale u uruurinaya ee ismooda aan la
garanayn ha ugaado waa loo soo socda gacan biirna lagu qaban doono.
taasna waxa cadenaysa dhowr jeer ayuu ku celceliyay ( haduu muuse
dalkan wax ka qaban waayo jabhado fara badan baa dilaacaya) muxu uga
jeeda taas maanu log ku lahayen jabhadaas oo waji dadban siyaasiyadeed
kaga dhex ciyaaro hrgeysaa dhexdeed.

waxaanu farayna dawladeena suubaan ee sabarka b adan leh in maanta
wixii ka danbeya loo adkaysan karin aflagaado iyo fawaxish danbe,
gacan birna lagu qabto cabdilahi daamur ee calyadiisu taalo tv yada
iyo wuxu ka shubo...Haatana u laga eryay xisbiga waddani oo titalka u
sheegto an waxkama jiraan u yahay,, waa nin meel walba laga nacay sida
darteedna dawladeenu gacan bir ah nagaga qabato...

belahi tawfiq

zakariye cawad dhunkaal

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS