[Deg Deg:-] Xukuumadda Biixi Oo Dalka Ka Masaafurinaysa Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Hargaysa Lagu Xidhay

0
Sunday 10th February 2019 14:03:18 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 1026
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg:-] Xukuumadda Biixi Oo Dalka Ka Masaafurinaysa Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Hargaysa Lagu Xidhay

    [Deg Deg:-] Xukuumadda Biixi Oo Dalka Ka Masaafurinaysa Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Hargaysa Lagu Xidhay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Deg Deg:-] Xukuumadda Biixi Oo Dalka Ka Masaafurinaysa Abwaan Cabdiraxmaan Abees Oo Hargaysa Lagu Xidhay

Hargaysa (Karin News) Magaalada hargaysa waxa weli ku xidhan abwaan cabdiraxmaan abees oo muddo ku xidhan mid ka mid ah saldhigyada somaliland


Abwaankan oo muddo xidhan ayaa abwaanadii xogogaalka u ahaa waxa ay sheegeen in madaxweynaha somaliland masaafurinaayo abwaan cabdiraxmaan abees


Abwaan cabdilaahi xasan ganey oo dalka lagu soo dhaweeyay ayaa sheegay in wasiirka arrimaha gudaha somaliland aabihii u sheegay in la sii daynaayo isla markaana dalka laga masaafurinaayo waddanka wuxuuna arrinkaa ku tilmaamay in waddanka dhibaato ku tahay isla markaana xukuumada laga doonayo in dadka cadaalad u samayso


LATEST NEWS