Shir Madaxeedka dalalka Qaaradda Afrika oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo [Somaliland Oo Ka Maqan!]

0
Monday 11th February 2019 08:42:39 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 261
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shir Madaxeedka dalalka Qaaradda Afrika oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo [Somaliland Oo Ka Maqan!]

    Shir Madaxeedka dalalka Qaaradda Afrika oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo [Somaliland Oo Ka Maqan!]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir Madaxeedka dalalka Qaaradda Afrika oo maanta la filayo in la soo gaba gabeeyo [Somaliland Oo Ka Maqan!]






Shir Madaxeedka dalalka Qaaradda Afrika ayaa maanta lagu wadaa in lagu soo gaba gabeeyo Magaalada Addis Ababa dalka Itoobiya.


Waxaana  sannadkan shirka looga hadlayaa sidii xal waara loogu heli lahaa dhibaatada qaxootiga iyo barakacaayasha Qaaradda Afrika, iyo sidii gacan looga geysan lahaa wax ka qabashada dhibaatooyinka nololeed ee ku xeeran.


Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Shirka ka hadlay waxaa uuna ugu baaqay Madaxda Midowga Afrika inay qaadaan tallaabooyin cayiman si shucuubteenna dhibban meel kasta oo ay kaga sugan yihiin qaaradda loo dareensiiyo inay joogaan gurigoodii.







Sidoo kale Madaxda dalalka qaarada Afrika ayaa waxaa ay ka wadahadleen sidii loola dagaalami lahaa waxa ay reer galbeedka u yaqaanaan Argegixisada.


Madaxda aya isla soo hadal qaaday weerarkii Al-shabaab ee Nairobi Dosit D 2 ee dabayaaqadii sanadkii hore.


Waxaa ay cambareeyeen weerarka iyo kuwa kale ee argaxisada ay ka geysteen dalalka Afrika si gaar ah ayayna sheegeen in ay uga wada shaqeyn doonaan la dagaalanka AL-shabaab iyo kooxaha kale.

Loading...
LATEST NEWS