Garaado Dhulbahante Ah Oo Jig-jiga U Tegay Mustafe Cagjar Si Ay U Xoojiyaan Nidaamka Daaroodiya Ee Casbsidii Shirka Midnimada Beelaha Direed

0
Tuesday 5th March 2019 09:47:17 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 554
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garaado Dhulbahante Ah Oo Jig-jiga U Tegay Mustafe Cagjar Si Ay U Xoojiyaan Nidaamka Daaroodiya Ee Casbsidii Shirka Midnimada Beelaha Direed

    ''Daarood oo isu habar wacday, iyo mustafe cagjar oo ay u tageen garaado ku abtirsada beelaha dhulbahante''

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

''Daarood oo isu habar wacday, iyo mustafe cagjar oo ay u tageen garaado ku abtirsada beelaha dhulbahante''




Jig-jiga (Karin News):- Wararka ay helayso Karin News ayaa daboolka ka qaadaya in Garaad Saleebaan Buraale Adan iyo Garaad abdisalan xasan ay haatan ku sugan Magaalada jig Jiga ee caasimada maamulka somalida dalka itoobiya, Suldaan Siciid Cismaan Cali iyo Garaad abdirisaaq Garaad soofe Ayaana Dhawaan ku biiri doona Isimada kale, Waxana lagu wadaa inay la Kulmaan Madaxda Dawlada deegaanka soomaalida oo uu ugu horreeyo madaxweyne mustafe cagjar si ay u xoojiyaan nidaamka daaroodiya ee uu dhawaantan ka xanaaqay mustafe cagjar una arkay shirkii midnimada beelaha direed ee itoobiya .





 

Taas oo uu ku eedayay mustafe cagjar idaacadda VOA da inay ka masuul tahay waxa ka soo baxa shirkaas, maadaama oo uu ka xun yahay daarood shirka beelaha direed si saamiga beelaha soomaalida dalka itoobiya ay u sinaadaan, in kastoo garaadadan magaca dhulbahante ee daarood xoojinayaan beelaha ogaadeen ee iyagu isasiiyey manfaca iyo madaxtinimada ismaamulka soomaalida dalka itoobiya

 

 

Karin News




Loading...
LATEST NEWS