Waa In Laga Faaidaystaa Biyaha Roobka

0
Sunday 10th March 2019 07:03:00 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 133
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waa In Laga Faaidaystaa Biyaha Roobka

    Biyaha roobka oo laga faidaysto loona sameeyo biyo xidheen waxay in badan wax ka taraysaa in

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Biyaha roobka oo laga faidaysto loona sameeyo biyo xidheen waxay in badan wax ka taraysaa in
wax soosaarkeena beeralayda dalku uu horumar balaadhan ku talabsado xag dhaqaale iyo waxsoosarka beeralayda dalka

 

Cuntooyinka wadaniga oo waqtiyada la abqaalayo midhaha sida hadhuudhkadigirta galaydaheeda ooloo baahan yahay in beeralayda dalku jsl uga faa idaystaan waraabintabeerahooda

 

Inkastoo mashruucan biyo xidheenku uu hadaka socdo bariga magaalada mashruuca oo hir galintiisa uu hormood u yahaymadaxwaynaha jsl mudane axmedmaxamedmaxamoud siilanyo isagoodhaqaale badan loo huray fulinta mashruucan looga faa idaysanayosidii biyaha roobka dib loogafa idaysan lahaataas oo ay bulshadeena Somali land ayka maarmi doonan cuntooyinka dalka dibada uga imanaya oo uu ku baxo ganacsi lacag adagoo dalka dibada uga baxda

 

Iyadoo aynu ognahaytayo daradacuntooyinka dalka dibada uga imanayaa

Bulshada horumar fiican ku talaabsatawaa bulshada wax soo saarka dhulkooda kalasoo baxa khayraadka jira manafacadsadaganacsi dibadana u iib geeyakhayraadka dhulkooda aykala soo baxeen taas ayaa dalkooduna ku horumarayaa

Ilaahayna ku garab galaya

Biyaha oo aynu kaydsano ama dib uga faa idaysano biyaharoobka waxa noolasheenu marka hore ku xidhantaybiyaha oo aynu ku daahirsano ku karsano cuntooyinkaku dhaqano maryaheena sidoo kale waxay biyaha aynudiyaarsanay biyo xidheenka waxa aynu kuga marmayna xiliyada waqtiga ee isku bad badalaya ku jilaal si waqtiyada jilaalka ama abaarta ay beeralayda iyo xoolo dhaqatadeenu ay ku nooladan waxa loo baahanyahay in aynu sii kordhino sidii aynu u samaysan lahayn biyo xidheeno kaleoo dib aynu uga fa idaysan lahayn biyaha roobka b

 

Waxan halkan fariinugu dirayaa wasaarada beeraha dalka in ay soo dhaweeyan beeralayda dalka ee doonaya in ay wax kala soo baxan dhulkeenawaxii taakulo ee dawlad ahaan loo fidayo

 

Mar labaad waxan halkan ugu diraya bahda bulshada Somali landin ay dhiri galiyaancunista isticmaalka cuntooyinka wadaniga oo runtii ka faido badan cunista bariiska iyo baastada

 

Waxan sidoo kale fariin halkan bogaadin ah ugu diraya madaxwaynaha jsl mudane muse biixi abdi

hirgalita mashruuca biyo xidheenka uu ka hirgaliyay bariga magaaladaakhiro iyo aduunbamudane madaxwayne xasanadkasi waa mid kuu soconaya biyo xidheenka bariga caasimada

 

 

 

Aqoon yahan

Gudoomiyaha suuqaganacsiga ee xero hadhuudha

Mawliid xasdan muxumad



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS