Mujaahidkii Qaadey Koobka Mujaahidiinta Geeska ee Taalada sawirka kurkiisa lagu xardhay Mapka Gobolka Awdal iyo cadeymahan soocan !!Dr.Khadar-Libaaxley.

0
Wednesday 13th March 2019 09:08:45 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 470
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mujaahidkii Qaadey Koobka Mujaahidiinta Geeska ee Taalada sawirka kurkiisa lagu xardhay Mapka Gobolka Awdal iyo cadeymahan soocan !!Dr.Khadar-Libaaxley.

    Waayaha Sooyaalka iyo sadarada taariikhda ayey dabcigeeda tahay xuquuq ahaan in aaney qarin shakhsiyaadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waayaha Sooyaalka iyo sadarada taariikhda ayey dabcigeeda tahay xuquuq ahaan in aaney qarin shakhsiyaadka

iyo geesiyada leh hibada iyo sifaha tamar xarxiska illeyskiisu weynaado; isla mar-ahaantaana ka taga mahadhooyin togan ama taban oo tirsiga Aadamaha dal iyo deegaan ay tahayba qiime iyo qaayaba gardaadinta guulahoodu ay ku muunad iyo midabeysanyihiin ; garasho iyo garwaaqsi kadib cid kasta oo u xigto tirsata geesiga uu yahay iyo guulihiisaba waxa faral laabta ay u sii deyso ku noqda bulshooyinka badankooda u sameynta astaan iyo taallo lagu xasuusto cufka iyo culeyska uu geesigaasi u leeyahay bulsho kasta.

Sida Quraanku inoocadeynayo ragaasi faroku tiriska ahee soo gaadhaydarajo iyo heerkaliftay in taariikhduxusto waxa kamid ah:

1. Taallo laguxasuusto darteed raggaasidhismaha masjidkii loodhisay asxaabal kahfigiisida ku xusansuuratul kahf , eeay u dhiseenraggii mulkiyey talladadeegaankii ay yaaleendhalinyaradaasi.

2.Taallooyin lagu xasuustodarteed Sannabadii loosameeyey raggii lakala odhan jiray( Laate , Cuze iyoManaate ) waasida uu quraankuba xusaye e’ragii saalixiinta ahaaee ku caanbaxay sama-falka tabarucaah ee xujaajtaiyo musaafiriinta.

3. Taariikhdan casrigaah ragga uqalmey ee soogaadhey darajada heerkaah in taallooyinloo sameeyo sida( Abraham Lincoln ooah madaxweynihii mareykankadhexdiisa ka joojiyeyadoonsiga dadka madow )Joseph stalin kiiRussia , Europe , Africa iyodunida badankeed weyka taaganyihiin taallooyinka shakhsiyaadka hirgaleysi lamid ah dhankasomalida taalladii sayidmaxamed cabdaleee xamar kutaaley imikana magaaladaJigjiga dhawaan lagataagey.

4. Taallo dhamaanteedwaxa isku fuuqsaday( taallada sawirkakurka koobka sitaee ku xardhan soohdimaha amaxariiqaha xadka mapkaGobolka Awdal ooah Kurka Mujaahidkiiweynaa Siciid Daa’uudCali oo sitakoobka horyaalka mujaahidiinta geeskaafrika ) cida sidanugu xaradhay xariiqahamaapka gobolka mujaahidkan waaillaaladii ingiriiska eedalka inla joogtaykadib markii ayka heleen magaaladaMakka Al-mukarama iyoDalka Masar xogtamujaahidkan oo tafatiran islamarkaana ay garwaaqsadeen xaqaiyo xuquuqda xasuusreeb ee uumudanyahay mujaahidkan koobkasita !! sida uutibaaxayo qoraagii gaarkau ahaa boqortooyada ingiriiskaee la odhanjiray ( I.M.LEWS ); mudaneakhriste xaqiiqo kaadahsooneyd waxa sifiican kuugu fasirayamacnaha iyo malahauu u taaganyahayqaab dhismeedka mapka Awdal ooah kur koobsi ta ;kurkaasi oo eegaayadhanka jihada Ethiopiaoo ah jihadiiay loolan iyojihaadka ugu hawl-gali jirtayBoqortooyadii ADAL eeXarumaheeduu soo kalahaayeen Saylac iyoHarar 1240-1880; dhankakoobka aan sheegayo :akhriste markale milicsigabogashada iyo eeg-madaii amaahi adigaoo si deganugu fiirsanaya islamabka Awdal dhexdiisaMabka Degmada Boramawaxa hubaal kuumuuqanaya qaabka degmadaBorama u sawirantahay inay tahayKOOB ku dhexnashqadeysan kurka Mujaahidka,KOOB kaasi waxauu kuu sheegayaaqaadista koobka Mujaahidiinta iyohoryaalnimadooda.




Map ka Awdal.png
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS