Dalalka Uganda Iyo Kenya Oo Heshiis Arrimo Badan Fudaydinaaya Isla Saxeexday [Muxuu Yahay Heshiisku]

0
Wednesday 13th March 2019 15:57:31 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dalalka Uganda Iyo Kenya Oo Heshiis Arrimo Badan Fudaydinaaya Isla Saxeexday [Muxuu Yahay Heshiisku]

    Dalalka Uganda Iyo Kenya Oo Heshiis Arrimo Badan Fudaydinaaya Isla Saxeexday [Muxuu Yahay Heshiisku]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dalalka Uganda Iyo Kenya Oo Heshiis Arrimo Badan Fudaydinaaya Isla Saxeexday [Muxuu Yahay Heshiisku]

Madaxweyne ku-xigeenka Kiiniya William Ruto ayaa qoraal uu bartiisa Facebook ku faafiyay ku xusay in ay faa'iidooyin badan u leedahay Kiiniya iyo Yugaandhaba haddii ay isku furaan xuduudahooda.


Kana faa'iidi doonaan xadaarad, fursado shaqo iyo waliba in si sahlan ay iskugu gudbi karaan dadka ku nool labadda dal ee dariska ah.


William ayaa kulan la yeeshay maanta Mr Yuweri Museveni kadib shir maalmahanba uga socday qaar ka mid ah dalalka Afrika Yugaandha oo lagaga hadlayay arimo ay ugu muhiimsanayd baayac-mushtarku.



Dalalka Afrika ayaan si sahlan la iskaga gudbi karin marka loo eego dalalka reer Galbeedka, hase yeeshee haddii heshiiska maanta ay wadda gaadheen dalalkani hir-galo waxa suura gal ah in uu wax wayn ka taro isku socodka dadka ku nool guud ahaan mandaqadda Bariga Afrika.


Loading...
LATEST NEWS