[DEG DEG:-] Ciidamada Liyuu Booliska Oo Jidh-dil U Gaystay Madaxda Maamulka Deegaanka Xaaji-Saalax Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay.

0
Wednesday 13th March 2019 19:38:49 in Wararkii Maanta by Xafiiska Burco
  • Visits: 1623
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Ciidamada Liyuu Booliska Oo Jidh-dil U Gaystay Madaxda Maamulka Deegaanka Xaaji-Saalax Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay.

    [DEG DEG:-] Ciidamada Liyuu Booliska Oo Jidh-dil U Gaystay Madaxda Maamulka Deegaanka Xaaji-Saalax Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-] Ciidamada Liyuu Booliska Oo Jidh-dil U Gaystay Madaxda Maamulka Deegaanka Xaaji-Saalax Iyo Wararkii Ugu Danbeeyay.


Burco(Karin News:-) Xubno ka tirsan ciidamada "Liyuu-Booliska” ayaa shalay ku jidhdilay deegaanka xaaji Saalax gudoomiye ku xigeenka degmda Gaashaamo  Cabdillaahi Raygal iyo madaxa xafiiska ka hortaga iyo u diyaargarowga musiibooyinka ee Gaashaamo Muuse Xaamud.



Falkan ayaa dhacay kaddib markii maamulka degmada Gaashaamo xilka ka qaaday haweenay lagu magacaabo Farduus Dhagaweel oo ka mid ahayd maamulka deegaanka xaaji Saalax islamarkaana gacan saar la lahayd ciidanka "liyuuga”ee deegaankaas.


Ilo aanu ku kalsoonnahay waxa ay noo xaqiijiyen in la xidhay askartii xadgudubka gaysatay.


Loading...
LATEST NEWS