[DEG DEG:-] Mid Ka Mid Ah Wasiirada Xukuumada Somaliland Oo Gaadhigiisii La Dhacay [Muxuu Noqday]

0
Thursday 14th March 2019 14:36:48 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 558
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Mid Ka Mid Ah Wasiirada Xukuumada Somaliland Oo Gaadhigiisii La Dhacay [Muxuu Noqday]

    [DEG DEG:-] Mid Ka Mid Ah Wasiirada Xukuumada Somaliland Oo Gaadhigiisii La Dhacay [Muxuu Noqday]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[DEG DEG:-] Mid Ka Mid Ah Wasiirada Xukuumada Somaliland Oo Gaadhigiisii La Dhacay [Muxuu Noqday]

Wasiirka Hawlaha guud iyo Guriyeynta Somaliland Cabdirashiid Du'caale Qanbi, ayaa gaadhigiisi kula dhacay meel u dhow deegaanka Balli-mataan ee Koonfurta magaalada Hargeysa.


Wasiirka oo aan la xidhiidhay ayaa ii sheegay in isaga iyo saddex qof oo kale oo gaadhiga la saarnaa ay badqabaan balse gaadhigii aad u burburay.


Wasiirka ayaa ka yimi degmada Ood-weyne waxana uu ku sii jeeday Balli-gubadle.


Loading...
LATEST NEWS