[Arrin Naxdin Ah:-] Wiil Hargaysa Isugu Gubay Gabadhii Uu Jeclaa Oo Diiday Iyo Xaalkiisa Hadda

0
Thursday 14th March 2019 15:07:21 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 500
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Arrin Naxdin Ah:-] Wiil Hargaysa Isugu Gubay Gabadhii Uu Jeclaa Oo Diiday Iyo Xaalkiisa Hadda

    [Arrin Naxdin Ah:-] Wiil Hargaysa Isugu Gubay Gabadhii Uu Jeclaa Oo Diiday Iyo Xaalkiisa Hadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[Arrin Naxdin Ah:-] Wiil Hargaysa Isugu Gubay Gabadhii Uu Jeclaa Oo Diiday Iyo Xaalkiisa Hadda

Magaaladda Hargeysa wiil dhalinyaro ah ayaa isku gubey Gabadh uu jeclaa oo markii uu u sheegtay aan ka ogolaan inay la wado xidhiidhkii. Maanta ayuu wiilkaasi geeriyooday AUN, markii cisbitaalka la dhigay waxaa la ii sheegay inuu Marxuum dalbaday in loogu yeedho gabadhii uu darteed isku gubay.


Markii uu cisbitaalka yaallay waxaa la ii sheegay inay booqan jirtay gabadhu. Illaahay ha u naxariisto marxuumkaasi waxaa uu ka mid ahaa dhalinyarada hadda madaxa lasoo kacaysa.


Loading...
LATEST NEWS