Dawlada Berbera Oo Yaboohinaysa Xoolo Xabsi Guri La Dhigay Cidii Lahayd [Goobta Lagu Hayo]

0
Thursday 14th March 2019 15:23:02 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 339
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawlada Berbera Oo Yaboohinaysa Xoolo Xabsi Guri La Dhigay Cidii Lahayd [Goobta Lagu Hayo]

    Dawlada Berbera Oo Yaboohinaysa Xoolo Xabsi Guri La Dhigay Cidii Lahayd [Goobta Lagu Hayo]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawlada Berbera Oo Yaboohinaysa Xoolo Xabsi Guri La Dhigay Cidii Lahayd [Goobta Lagu Hayo]

Maxkamada Degmada Berbera Ayaa Baafinaysa Dadkii Lahaa Xoolo Lagu Hayo xero boonta Dawlada Hoose Degmada Berbera .

Mashruucii xoolaha lagaga Saaray magaalada Waxaa noqday xujada kaliya ee ay dawlada hoose Berbera ku xidhay Caasimadaha dalka .

Geesta kale magaalda Berbera ayaa kasoo doogaysa xaalufkii ay xoolaha nool ugaysteen dhirta iyo magaaladba waxaana idhahaagu qabanayaan dhir meel kasta kasoo baxday iyo magaalo cagaar isku bedeshay oo qurux badan runtii waana talaabadakaliya ee shacabka Berbera mahadiyeen .

Xoolaha ayaa dhibaato xoogan ku hayey gudaha magaalada dhinaca saxada iyo bilicda magaalada balse hada waxaad dareemaysa inay degmada Berbera la tartamayso caasimadaha aduunka .

Mukhtar A. Eesh-Qiyasak

No photo description available.

No photo description available.
Loading...
LATEST NEWS