Iyamaa Mudnaanta Leh Baahiyaha Biyaha Iyo Caafimaadka Iyo Madaxtooyocusub W.Q. Ahmed Lababaale

0
Tuesday 9th April 2019 10:28:38 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 102
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Iyamaa Mudnaanta Leh Baahiyaha Biyaha Iyo Caafimaadka Iyo Madaxtooyocusub W.Q. Ahmed Lababaale

    caqliga fayoobi ma idin siinayaa baahiyihiii asaaasiga ahaa ee bulshada sida biyaha caafimaadka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

caqliga fayoobi ma idin siinayaa baahiyihiii asaaasiga ahaa ee bulshada sida biyaha caafimaadka

wax barashada oo baahiwayn loo qaboin layidhaahdowaxa ladhisayaa madaxtooyo cusub oo ay ku baxayso malaayiin dolar ayaa dhul afar kilo mitir oo isku wareega laga dhisayaa ?


waxaynu wada ognahay biyo la.aanta ka taagan caasimadii wadanka looga talinayayiyo baahida wayn ee looqabo sidii loo heli lahaa biyo wada gaadha dhamaan caasimada somaliland

waxaynu kaloo ognahaywado xumada kamuuqata jidadka magaaloyinka waawayn, waxaynu kaloo ognahaydooxyada waaawayn ee markuu roobku yimaado qaadadad iyo duunyadabaahida looqabo inbiriijyo laga sameeyo

waxaynu kaloo ognahaycisbitaalada waawayn ee goboladu siday uhoosayso adeegooda caafimaaad ..

waxaynu kaloo ognahayi.w.m

hadaba intaasoo baahiyoood iyo qaar kaloo badan iyadoo wadanka ay ka taagan yihiin

hadana maxaa keenay amase waamaxay baahida keentay



in madaxtooyo cusub oo malaayiin dolar ku baxayaanmadaxwaynuhu yidhaahdo waan dhisayaa

miyaanay ahayn caqli xumo iyodanta baahiyaha shacabka oo aan dan kalahay xukuumada hogaanka uhaysa wadanka

jawaabtaasi waxay utaalaa shicib waynaha somaliland


Qalinkii Ahmed lababaale

[email protected]


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS