ISBARBAR DHIG LABADA XISBI KULMIYE IYO XISBIGII HORE UDUB MUDOOYINKII AY KA TALINAYEEN DALKA…

0
Tuesday 9th April 2019 10:31:32 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ISBARBAR DHIG LABADA XISBI KULMIYE IYO XISBIGII HORE UDUB MUDOOYINKII AY KA TALINAYEEN DALKA…

    Wakhtigan lajoogo wuxuu dalku marayaa marlxaladii ugu liidatay xaga doorashooyinka, Golaha barlaaanku mudo dhaaf,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wakhtigan lajoogo wuxuu dalku marayaa marlxaladii ugu liidatay xaga doorashooyinka, Golaha barlaaanku mudo dhaaf,

Golaha Guurtidu Gole layska dhaxlo, Golayaasha Degaanka Dalku mudo dhaaf,

waxa kaliya ee sharci ku fadhiye "legitimacy" ah waa waaxda fulinta Oo ah madexweynaha, Hadaba intuu uu xisbil xaakimka Kulmiye xukumayay, mudo 9 sano waxaa kaliya oo doorasho qabtay 2 jeer kaliya, oo kala ah 1:Doorsahadii Golaha degaanka 2012kii 2:doorashadii Madaxtooyada 2017kii.


Halka xisbil Xaakimkii hore ee udub Mudo 8 sano uu qabtay Madaxweyne Riyaale, Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee ugu horreysay ee ay xisbiyo ku tartamaan Bishii April sannadii 2003,gii

1golayaasha Degaanka Dalka

2 dooraahada madaxtooyada 2003

3:doorashdii Madaxtooyada 2010

4: Doorashadii barlamaanka 2005

Waxaa uu qabtay 4 doorasho

Waxaa Nasiib Daro weyn ah waxay ahayd in xisbiga kukmiye xaga doorashooyinka sii hore mariyo laakiin waxaad arkaysaa Dib u dhaca ku yimid gudasho la,aanta Dastuurka Dib u socodka wadanka ku yimid, ilaa hadana uuma muuqdaan sidii Doorasho loo qaban lahaa waxaa daashatay mudo kordhin sharci Daro Ah. Waxaana inoo muuqata in Xisbigii hore Ee UDUB kaga horumarsanaa Xaga Doorashooyinka.



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS