Isbedelka Geeska Oo Saameeyey Waxbarshadii Somaliland

0
Tuesday 9th April 2019 10:38:16 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Isbedelka Geeska Oo Saameeyey Waxbarshadii Somaliland

    Isbedka geeska afrika ka socda oo saameeyey waxbarashadii Somaliland ,jaamacado badan ayaa intii hore aanu isbedelku iman

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Isbedka geeska afrika ka socda oo saameeyey waxbarashadii Somaliland ,jaamacado badan ayaa intii hore aanu isbedelku iman

waxay xidhiidh la lahaayeen xukumadii tikreega ee tuugada ahayd, waxay jamacadahaasi bixin jireen shahaadooyin aan la ogay waxay yahiin lan ogayn halka laga keenay ,waxaanay siiyeen malaayiinoo ay suuqaqa ku soo daayeen ,


 

 

Hadab intii uu isbedlka uu wado abiya ahmedka bilowdayitoobiya ,waxaa isbedaay nidaamkii oo dowalada uu hogaamiyaha u yahay abiya ahmed waxay si toos ah ula macaasishaydowlada Somaliland waxay si toosa inoo siisay deeqii waxbarsho iyo scholarship kiiba ,taas oo meesha ka saartay jamacadahii sheegi jiray in ay bixiyaan shahaadoon wanaagsan oo itoobiya soo saxeexday,



Hadab waxaa iswaydiin leh isbedelkaas ku dhacay nidaamkii horema la soctaa wasaarada waxbarshada Somaliland,waayo jaamacadahani waxay shahaadooyin siiyeen malaayiin kuwaas oo kusugan suuqaqa iyo makhaayadaha , oo aaminsan in ay jaamacado ka baxeen ,

Tiiyoo taasina jirto ayaa waalidiinta reer Somaliland waxay moogyahiin shahaadooyinka ay caruurtoodu sitaan . waayo waalidiintu waxay doonayeen in ay dhisaan mustaqbalka umadkooda,oo waliba lacag badan oo qaali ahi kaga bixi jirtay,taana waxaa kaga siidaran marka ay dibadaha ugu baxaan waa lagu soo tuuraa, amaba toban sano oo danbe ayaa layidhaahdib u bilow waxbarsho danbe, waa ayaan daro haysatadhalinyaradii Somaliland oo iyo jiilasha danbe ee waxbarshada kumashquulsan.


Gabogabadii

Waayo , jiilal badan baa isa soo gaadhay oon jiilba jiil ku dul burbury oo waxba soo kordhin,waxna may ahaateen hadii waxbarashada uun aynu u helno wax caalamka ka soconaaya, oo jaamacadhan beenta iyo lacagta loo furtay wax kale ina loogu bedeli lahaa, musuqmaasuqna waxbarashadna waa tirtirid ku dhacaysa ubadkaaga iyo dhalinyaradaa jiilba ka jiil,

By: kkadar adam awmuuse

[email protected]


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS