AXMED SIILAANYO IYO MUJAHID WARAABE CADE SHEEKADII KU DHEX MARTAY RIYADA QAYBTII 1AAD.

0
Wednesday 10th April 2019 09:09:55 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 452
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AXMED SIILAANYO IYO MUJAHID WARAABE CADE SHEEKADII KU DHEX MARTAY RIYADA QAYBTII 1AAD.

    Madaxweyne ku suntan guusha iyo wax wada qabsiga umada kuna xeeel dheer hogaanka saxan lahaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne ku suntan guusha iyo wax wada qabsiga umada kuna xeeel dheer hogaanka saxan lahaana

 hami dheer hiigsi iyo kor u qaadida hanka umada ayaa waxaa lagu naanaysaa siilaanyo nin abtiyaashi hoosta uga xagliyoo dhoosha ka qosla marka uu xasuusto gobtiii dhashay qaybtii libaax ee ay ka soo qaateen halgankii adkaa ee uu nolosha kula jiray Mr: siilanyo ayaaa riyo ku arkay abtigii waraabe cade oo dabcan asaguna u ah abti waxaanay u dhacaday sidan.

Siilanyo: Salaamu A/Alaykum abti

W/Cade: W/Salaan abti

Siilanyo: Abti soo dhawoow aqalka wa kagii halka hose ina gee aynu wax cune.

W/Cade: Oo abti xilkii miyaa aad wareejisay

Siilanyo: abti waa anigii doorasho xor iyo xalala qabtay dalkoo dhan ka qabtay ilaa sool ilaa sanaag barigii iyo galbeedkii aan isku xidhay dadkii ay dareemen dawladnimo xisbinimadii shaqaysay dalkii uu helay investment dadkii oo quluubtoodu tahay KULMIYE ayaan ka lugeeyay bartaaa.

W/Cade : guul iyo gobonimo waleee abti hankaygii waa ku jiraa oo abti yaa ka danbeeyey ee guulaystay.

Siilanyo: abti dalkii waa wacan yahay muuse biixi ayaa madaxweyne u ah waa la doortay dawlad tayo lehna waa uu dhisay

W/cade: aleelaylehe guul oo mujaahidkii mahamed kahina ma joga wadan ka.

Siilanyo: abti waa joogaa waaa wasiirka daakhaliga dalka waana hor joogahena reerkii iyo dhaman umadii barigaba asagaa oday u ah.

W/cade: war abti malahaa halkaaa in aad khaladaa dhacdee mahamed qaaxadii siduu adoo gudoomiye ah isku day nooc kasta leh kugu geystay waad ogeyde, sawdigaaa geed sarawaabkii dhuuxa ruushka ka ahaa dushana sida badda Barbara dhanaanka ahaa inooga tegay.

Siilanyo: abti mahamed nin dhaama ma lihin 7 sanaan fadhiyey mesha wanaag buu ka shaqaynayo markuu midh sigaara ka shido INBIIRIYAAL ayuun baa urtiisa hoose isoo gadhi jirtee sida kale ninku waa geesi hormuuda.

W/cade: abti siilanyo dee nin weyn oo abtiyashii kala yaqan ayaan kuu haystee mahamed waa nin oday ahoo dantiisa yaqaana lakin ilaa baali dhaye ilaa diridhaba ilaaa wagii cigaaal in aad bartaaan ku moodayee lakin marhadii aad tidhi dadka asgaba ugu roon malaha dadkii ka danbeyaa ka sii litee asagana bal khamista intaanu shirka galin baaan riyo ugu tagi waan waanin oo,

Siilanyo:abti ninkaa mahmed aqoon iyo kartiba mesha waaa ku leeyahay kolay anigu asgaba u hanweynaa,

w/cade waligay mantaan arkay siilanyo meel uu ka baxo wayay?

La soco qaybta labaad ee Riyada.

w/Q GaryqaanAhmed Weli Jama Du'ale



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS