Siyaasi Ka Tirsanaa Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Mushahar Iyo Shidaal U Qortay Iyo Liiska Xil Sugayaasha Oo Lagu Daray

0
Friday 12th April 2019 07:35:03 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 694
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siyaasi Ka Tirsanaa Xisbiga WADDANI Oo Xukuumadda Mushahar Iyo Shidaal U Qortay Iyo Liiska Xil Sugayaasha Oo Lagu Daray

    Xoggo kale duwan oo na soo gaadhaya ayaa sheegaya in Xukuumadda Madaxweyne Biixi ay mashaariic-yo aan buurnay ay ku naas-nuujisay Cabdilaahi Daamur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoggo kale duwan oo na soo gaadhaya ayaa sheegaya in Xukuumadda Madaxweyne Biixi ay mashaariic-yo aan buurnay ay ku naas-nuujisay Cabdilaahi Daamur

oo ka tirsanaa Xisbiga WADDANI,kaas oo hadda kamid noqday xubnaha xil sugayaasha Xukuumadda Madaxweyne Biixi .

Waxa kale oo Xoggu ay intaas ku dareen in Xukuumadda Madaxweyne Biixi ay shidaal iyo masariif u qortay siyaasigan, kaasi loogu balamiyey mid kamid ah kaalmaha ay Dowladu shidaalka ka qaadato ee magaalada Hargeysa inuu gaadhigiisa shidaala kaga shubto, halka suu masaariifta bishii uu soo diro Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxwene Biixi


Dhanka kalene Cabdilaahi Daamur oo inta badan War-baahinta kala duwan dhaliilo u marin jiray Xukuumadda Madaxweyne Biixi ayaa hadda ka muuquurtay, ka dib markii loo qoray masaariif iyo shidaal, isla markaana lagu daray liiska xil sugayaasha Xukuumadda Madaxweyne Biixi.

Qore zakariye cawad dhunkaal

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS