[Deg Deg:- ] Saddex Qof oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay Dacar-budhuq

0
Monday 15th April 2019 09:15:21 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 342
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [Deg Deg:- ] Saddex Qof oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay Dacar-budhuq

    Saddex Qof oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay Dacar-budhuq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saddex Qof oo ku geeriyooday shil baabuur oo ka dhacay Dacar-budhuq





Hargeysa (Karin News):- Saddex Qof ayaa ku geeriyooday Shil baabuur oo Saaka ka dhacay degmada Dacar-budhuq ee Gobolka Maroodi-jeex.

Saddexda Qof oo kala ah laba Rag ah iyo Qof Dumar ah, ayaa Geeriyooday markii uu la dhacay gaadhi yar oo ay la socdeen oo ah nooca loo yaqaano Tukhaanka.

Meydka saddexda Qof oo aan weli la aqoonsan ayaa la dhigay cisbitaalka Dacar-budhuq.

 







Loading...
LATEST NEWS