Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magaalada Berbera U Safray Saaka Subaxnimadii Hore

0
Monday 15th April 2019 10:32:22 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 689
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magaalada Berbera U Safray Saaka Subaxnimadii Hore

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magaalada Berbera U Safray Saaka Subaxnimadii Hore

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magaalada Berbera U Safray Saaka Subaxnimadii Hore





Berbera (Karin News):- Madaxweynaha jamhuuriyadda somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wafti balaadhan oo uu hor kacayo ayaa saaka ku waabariistay magaalada berbera si uu madaxweyne biixi xadhiga uga jaro qalb ay dekadda berbera ku soo kordhisay shirkadda Dpworld .

Sidoo kale Hadda Ayay Bilaamatay Xafladii Uu Madaxweynihu Kaga Qayb Galay Magaalada Berbera Waxaana Socota Heesta Calanka

 

 

Karin News Kala Soco Wararka Berbera Ee Madaxweynaha




Image may contain: one or more people and hat
Image may contain: sky and outdoor
Image may contain: one or more people
No photo description available.
Image may contain: 2 people, people standing and outdoor

Loading...
LATEST NEWS