Wiilkii Uu Madaxa Ka Toogtay Askariga Booliiska Hargeysa Ka Tirsan Oo Wali Koomadii Ku Jira

0
Thursday 25th April 2019 22:38:59 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wiilkii Uu Madaxa Ka Toogtay Askariga Booliiska Hargeysa Ka Tirsan Oo Wali Koomadii Ku Jira

    Wiilkii Uu Madaxa Ka Toogtay Askariga Booliiska Hargeysa Ka Tirsan Oo Wali Koomadii Ku Jira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilkii Uu Madaxa Ka Toogtay Askariga Booliiska Hargeysa Ka Tirsan Oo Wali Koomadii Ku Jira



Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Somaliland ayaa Madaxa ka Toogtay Carafaat Axmed Cabdilaahi Habeen Hore

Carafaat ayay Sadex Askari oo ka tirsan kuwa Bilayska iska Heleen Xaafadda Xerro-awr, halkaas oo mid ka mid ahi Madaxa Xabad kaga dhuftay,

Askariga falkan geystay ayaa hadda Xidhan, sidoo kale Carafaat ayaa koomo ku jira maalintii labaad,

Gudoomiye Cirro ayaa isna saaka Booqday Tifaftirihii Bulsho-tv oo Ciidamadu Misigta ka jebiyeen,





Image may contain: 1 person
Loading...
LATEST NEWS