Maamulka Puntland Oo Amaro Ka Soo Saartay Dadka Ajaanibka Ah Ee Deenaadadeeda Ka Shaqeeya [Maxay Yihiin Amaradu]

0
Wednesday 15th May 2019 10:40:46 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 166
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulka Puntland Oo Amaro Ka Soo Saartay Dadka Ajaanibka Ah Ee Deenaadadeeda Ka Shaqeeya [Maxay Yihiin Amaradu]

    Maamulka Puntland Oo Amaro Ka Soo Saartay Dadka Ajaanibka Ah Ee Deenaadadeeda Ka Shaqeeya [Maxay Yihiin Amaradu]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Puntland Oo Amaro Ka Soo Saartay Dadka Ajaanibka Ah Ee Deenaadadeeda Ka Shaqeeya [Maxay Yihiin Amaradu]

War saxaafadeed kasoo baxa Wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa amar kasoo saartay shaqaalaha ajaaniibta ee ka howlgala deegaanada maamulka Puntland.

War-Saxaafadeedka ayaa dhammaan waxaa lagu amray shirkadaha iyo hay’adaha kala duwan ee ka hawlgala deegaannada Puntland, in ay mudda bil gudaheed ah ku soo gudbiyaan xogta shaqaalahooda oo dhameystiran.

Waxaa kale oo ay Puntland amar dul dhigtay loo shaqeeyayaasha oo ay ku amartay in muddo bil gudaheed ah ku gudbiyaan xogta shaqaalaha si ay ula socoto Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland.



Loading...
LATEST NEWS