Madaxtooyada Somaliland Oo Iminka Shacabka U Sheegtay In Xadhiga Xildhibaan Dhakool uu Sharci Yahay

0
Wednesday 15th May 2019 15:52:58 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 941
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxtooyada Somaliland Oo Iminka Shacabka U Sheegtay In Xadhiga Xildhibaan Dhakool uu Sharci Yahay

    Madaxtooyada Somaliland Oo Iminka Shacabka U Sheegtay In Xadhiga Xildhibaan Dhakool uu Sharci Yahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyada Somaliland Oo Iminka Shacabka U Sheegtay In Xadhiga Xildhibaan Dhakool uu Sharci Yahay






Afhayeenka madaxweynaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xadhiga xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool, sharciyahay oo uu ka horyimi Qaranimada.

Hore Guddida joogtada ah ee golaha wakiillada iyo Maxkabadda gobolka Maroodi-jeex ayaa u sheegay in hannaanka loo maray xadhiga xildhibaan Dhakool sharcidarro tahay.

Loading...
LATEST NEWS