Ciidanka Dab damiska Hargeysa oo Badbaadiyay ilmo Yar oo Suuli ama Musqul lagu Riday.

0
Wednesday 15th May 2019 17:41:38 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 954
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka Dab damiska Hargeysa oo Badbaadiyay ilmo Yar oo Suuli ama Musqul lagu Riday.

    Ciidanka Dab damiska Hargeysa oo Badbaadiyay ilmo Yar oo Suuli ama Musqul lagu Riday.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidanka Dab damiska Hargeysa oo Badbaadiyay ilmo Yar oo Suuli ama Musqul lagu Riday.









Xaafadda October ee magaalada Hargeisa ayay arrintani ka dhacday,waxaana dadka guriga degenaa ay u sheegeen ciidanka Amniga in haweenay ay waydiisatay inay musqusha gasho loona ogolaaday balse qof kale oo musqusha galay ayaa maqlay oohinta ilmaha yar, loogana shakisan yahay in ruuxaasi ay ku riday.


Ciidanka damiska ayaa loogu yeedhay oo soo badbaadiyay waxaana hadda la geeyay cisbitaalka Hargeysa.

Ciidanka dambi baadhista ee CID ayaa kiiska gacanta ku haya.

Loading...
LATEST NEWS