Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Xujadii Madaxweyne Muuse Ee 18-May Ka Soo Qayb Gal [Ficiltan Qarankii La Hadhay]

0
Sunday 19th May 2019 12:01:39 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 742
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Xujadii Madaxweyne Muuse Ee 18-May Ka Soo Qayb Gal [Ficiltan Qarankii La Hadhay]

    Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Xujadii Madaxweyne Muuse Ee 18-May Ka Soo Qayb Gal [Ficiltan Qarankii La Hadhay]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Cabdiraxmaan Cirro Oo Ka Jawaabay Xujadii Madaxweyne Muuse Ee 18-May Ka Soo Qayb Gal [Ficiltan Qarankii La Hadhay]

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa ka jawaabay hadal ka soo baxay madaxweyne Muuse Biixi oo la xidhiidha xuska 18-ka May.

Image result for muuse biixi oo qaabilay cabdiraxmaan ciro

 



 

Gudoomiye Cirro ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu kaga hadlay maqnaanshaha uu kaga baaqday xuska munaasibada 18-ka May oo maanta lagu qabtay caasimada Hargeysa.

 


Gudoomiye Ciro ayaa qoraalkiisa ku yidhi:-


Waa maalin aanay xisbiyadu isu muuqan oo ay qaranimadu ka weyn tahay.


Joogisteyda 18-ka May ma xalaalaynayso xuskeeda, maqnaanshiiyahayguna xaaraantimeyn maayo!


Niyadsami ku xusa oo weyneeya maalintan weyn.


Hambalyo! Hambalyo! Hambalyo!


GUUL & GOBANNIMO.


Loading...
LATEST NEWS