Wasaarada Gaadiidka Somaliland Oo Liisan Bedelka Iyo Taarikada Gadiidka Lacag Ka Macaashtay Iyo Qorshe La,aanta Shilalka Dhacaya

0
Friday 24th May 2019 16:11:10 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 330
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Gaadiidka Somaliland Oo Liisan Bedelka Iyo Taarikada Gadiidka Lacag Ka Macaashtay Iyo Qorshe La,aanta Shilalka Dhacaya

    Wasaarada Gaadiidka Somaliland Oo Liisan Bedelka Iyo Taarikada Gadiidka Lacag Ka Macaashtay Iyo Qorshe La,aanta Shilalka Dhacaya

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaarada Gaadiidka Somaliland Oo Liisan Bedelka Iyo Taarikada Gadiidka Lacag Ka Macaashtay Iyo Qorshe La,aanta Shilalka Dhacaya
Xawaaraha Dheereeya Ee ay ku soconayaaan darawalada Gaadiidku Baabuurta Oo aan la hubin Tayadooda Iyo Wadooyinka Oo Meelaha Qaarkood Uu Burbur soo gaadhay . 

Shil Kasta Oo dhacaa Waxa ku Geeriyooda dad Tiro Badan sida Oo kalena Waxa ku burbura gaadiidka taasina Waxa Ay Saamayn Xoogan Ku keentay Shacabka reer Somaliland, 

Wasarada gaadiidka ayaan ilaa Hadda wax xal u helin dhibaadadan soo noqnoqotay Ee Shilalka Gaadiidka




@ CabdirisaaQ Qaasin Jaamac

Loading...
LATEST NEWS