Barnaamijkii Shaqo Qaran Oo Burco La Geynaayo Iyo Arrin Soo Korodhay [Maxaa Cusub]

0
Wednesday 29th May 2019 17:23:57 in Aragtida Dadweynaha by Madaxa Wararka
  • Visits: 957
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Barnaamijkii Shaqo Qaran Oo Burco La Geynaayo Iyo Arrin Soo Korodhay [Maxaa Cusub]

    Barnaamijkii Shaqo Qaran Oo Burco La Geynaayo Iyo Arrin Soo Korodhay [Maxaa Cusub]

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Barnaamijkii Shaqo Qaran Oo Burco La Geynaayo Iyo Arrin Soo Korodhay [Maxaa Cusub]

Barnaamijka shaqo qaran oo 11 November 2018 lagu daahfuray xarunta gobolka togdheer ayaa 7 bilood ka dib la odhan karaa waa midha dhal buuxa oo àn indhaha laga qarsan karin sacabkana la saari karin madaxweynaha iyo xukuumadiisaba amaan iyo waxqabadba ugu filan kana mid ah horu socodka qaranka

Wallow aan lasoo koobi karin waxyaabaha laga faaiiday hadana hadaan isku dayo inaan mid iyo laba ka taabto waxa ka mid ah

1: Dhalinta oo ka hormartay aaminaada qaabiilka una hormartay aaminaada qarankooda iyo qalinkooda

2:Carbinta maskaxda dhalinta oo markasta oo ay xoogaysato carbinta maskaxda dhalintu wax soo saarkeeduna kaco

3:Carbin jidheed oo hadii loo baahdo ay qaranka difaaci karaan madaama ay yihiin kaydka ugu muhiimsan dalka

4:Is dhex gal bulsho oo aan wax loo dhigo iyo wax gooyaaa toona jirin

5:Shaqo oo ah aas aaska mustaqbalka dhalintan

Hadaba waxaan usoo jeedinlahaa madax weynaha in halka maanta intooda badan laga dhigayo shaqaale dawli ah ay ka haboontahay in loo sameeyo warshado aan qarash badan ku baxayn waxsoosaarna qaranka u ah iyana ay cilmigooda ku dabaqaaan

Nb:waxa la helayaa warshad ay dhamaantood ka shaqayn karaan oo ku kacaysa in ka yar mushaharka ay lix bilood oo keliya qàadanayaaan

Image may contain: 3 peoplehttps://scontent.fhga2-1.fna.fbcdn.net/v/t1.0-9/


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS