Muuse Ma'oga Mise Wuu Og'yahay?

0
Saturday 1st June 2019 13:14:41 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 227
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Ma'oga Mise Wuu Og'yahay?

    Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo calankii towxiidka ku xardhanaa hoos u dajisay,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland oo calankii towxiidka ku xardhanaa hoos u dajisay,

Somaliland waa wadanka labaad ee haddii qoraxdu u soo baxdo iyo haddii ay maqan tahayba la muujiyo oo uu iftiiminaayo towxiidka ku xardhan calanka astaanta qarankoodu ee aan la dajin calankooda.

Haddaba, sida ka muuqata maanta ka muuqata goobtii ay ka babanayeen 24-ka calan ee lagu xusayey 18-ka May – sannadkan , ayaan hoos loo dhigay 23-ka mid ahaa calamadaas, hal calan oo u furmi waayey mooyaane.

Sida aan ku hellay warar xogogaal ah, waxa la ii sheegay in uu hoos u dhigay calamadaas Agaasimaha Guud ee Madaxtooyadda Maxamed Cali Bille.

Dhinaca kale, waxa aan habayaraatee si fiican u gudan shaqadoodii saxaafada iyo xisbiyadda mucaaridka ee jamhuuriyadda Somaliland, kuwaasoo ka seexday in ay saxaan ama ay toosiyaan wixii ka khaldama xukumadda uu gadhwadeenka ka yahay Madax-weyne Muuse Biixi Cabdi.

Sidoo kalena, waxaan ku boorinlahaa dhalin yarada muwaadiniinta ah in ay hoos u eegaan khaladaadka ka jira xukumada si aynu u saxno wixii ka khaldama.

 

Maxamed Faarax Qoti

 

 



FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS