Muusa Doodey Oo Yidhii " Madaxweynimo Dhiib Badanaa '' Mucaaridnimo Sal Fuduuda ''

0
Sunday 2nd June 2019 10:30:15 in Aragtida Dadweynaha by Xafiiska Burco
  • Visits: 305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muusa Doodey Oo Yidhii " Madaxweynimo Dhiib Badanaa '' Mucaaridnimo Sal Fuduuda ''

    Waa Jacbuur Kaftan ah xaqiiqna ka fogeyn sidaa arrimaha siyaasadda Xukuumaddeenu ka muuqata

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waa Jacbuur Kaftan ah xaqiiqna ka fogeyn sidaa arrimaha siyaasadda Xukuumaddeenu ka muuqata

 ee ay u wajahwareersan tahay xagal-dac badani iyo khibrad la'aan hoggaamin go'aan wadatashi miisaan huwan jirin.

Sii kala fogaanshaha goboladii Bari sabaab u tahay aqoontada kartida, iyo khibrada Golaha wasiiradda Madaxweyne Muuse Bixii igmadey Tusaale Gaashaandhiiga Arrimaha gudaha iyo Ganacsiga. Tayo xumaa xeelaad darranaa.






Madaxweyne dacaadan ahay
Masuul la'doortay baan ahay
Dadkii'se wey ii durayaan
Muddo dheerna maan hayn
Muurankoodu badanaa
Baahii qaran mugweyna
Madaxtooyaddan raari
Marwaddu joog imay odhan
Maalgelin hadday tahay
DPW Midabo badanaa
Midowga Yuruub shir badanaa
Go'aankoodu adaga
Mucaaridka u nuguula
Madaashii aqoonyahan difaacayga may gelin
Max'ed Kaahiin Cag-culusa
Faysal Martiqaad ku wacanaa



By: Cali C/laahi Ismaciil Dheeg
Wales, UK.


FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS