Xukumadda Madaxweyne Farmaajo Oo shaacisay shirar lagaa hadlayo shidaalka Soomaaliya iyo Dalalka Lagu Qabanayo.

0
Monday 3rd June 2019 10:13:14 in Wararkii Maanta by Xafiiska Burco
  • Visits: 625
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumadda Madaxweyne Farmaajo Oo shaacisay shirar lagaa hadlayo shidaalka Soomaaliya iyo Dalalka Lagu Qabanayo.

    Xukumadda Madaxweyne Farmaajo Oo shaacisay shirar lagaa hadlayo shidaalka Soomaaliya iyo Dalalka Lagu Qabanayo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukumadda Madaxweyne Farmaajo Oo shaacisay shirar lagaa hadlayo shidaalka Soomaaliya iyo Dalalka Lagu Qabanayo.



Muqdisho (Karin News)- Dowladda Soomaaliya ayaa markale sheegtay in la qaban doono shir looga hadlayo arimaha Shidaalka Soomaaliya, kaasi oo noqonayo shirkii labaad, kadib shirkii horaantii sanadkaan ka dhacay dalka Ingiriiska.




Shirka labaad ayaa ka dhacaya magaalada Istanbul ee dalka Turkey, sida uu sheegay wasiir ku xigeenka wasaaradda Badroolka Xukuumadda Soomaaliya oo qoraal soo dhigay bartiisa Twitter-ka Wasiirka ayaa sheegay in shirka ka dhacaya magaalada Istanbul ay ka qeyb galayaan Shirkado inta badan daneynaya arimaha shidaalka Soomaaliya ee ku yaala Qaaradda Aasiya.



Shirka Labaad ayuu sheegay inuu ka dhici doono dalka Mareykanka, waxaana ka qeyb galayaasha inta badan ay noqon doonaan, kuwo ka diiwaan gashan dalka Mareykanka, sida uu warbixinta ku sheegay.Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Batroolka Soomaaliya Maxamuud Cabduqaadir Hilaal, ma uusan shaacin waqtiga rasmiga ah ay shirarkaasi dhici doonaan,hayeeshee waxaa la xasuustaa khilaafkii xooganaa ee ka dhashay shirkii looga hadlayay Arrimaha shidaalka ee ka qabsoomay Magalada London ee dalka Ingiriiska.


Loading...
LATEST NEWS