War Deg Deg Ah:- Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Oo Saaka Safar Ugu Baxay Berbera Iyo UJeedka.

0
Tuesday 26th July 2016 09:08:42 in Wararkii Maanta by
  • Visits: 668
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:- Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Oo Saaka Safar Ugu Baxay Berbera Iyo UJeedka.

    War Deg Deg Ah:- Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Oo Saaka Safar Ugu Baxay Berbera Iyo UJeedka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Madaxweynaha Somaliland Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Oo Saaka Safar Ugu Baxay Berbera Iyo UJeedka.

Wararka hada Ku Soo Dhacaaya xafiiska warqabadka shabakada KARIN ayaa sheegaya in saaka madaxwayanaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iy wafti uu hogaaminayo oo kamida golahiisa wasiiradu ay safar ugu baxeen magaalada berbera ee xarunta gobolka saaxil.

Waxaana saaka xilli hore mar kaliya ay shacabka caasimadu ku waabariisteen ciidamo tiro badan oo lasoo dhoobay wadooyinka kuwaasi oo adkanayay amaanka, waxaana waftigani ay goor dhawayd ka amba baxaan magaalada hargeysa iyaga oo usii jeeda magaalada berbera.

Ilaa hada ma jiro warar rasmi ah oo kasoo baxaya sababta uu madaxwayne Silaanyo iyo waftigani ay ugu baxeen magaalada berbera, wallow ay warar hoosena sheegayaan in ay sii dhafayaan una socdaan gobolada bariga Somaliland.

 

Isha Ku Hay Warbaahinta Karin


LATEST NEWS