Wariye Coldoon Oo Xabsi Dheer Lagu Xukumay Maanta Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

0
Monday 8th July 2019 11:19:15 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 373
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wariye Coldoon Oo Xabsi Dheer Lagu Xukumay Maanta Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    Wariye Coldoon Oo Xabsi Dheer Lagu Xukumay Maanta Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wariye Coldoon Oo Xabsi Dheer Lagu Xukumay Maanta Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay







Wariye Cabdi Maalik Muuse Coldoon ayaa saaka oo Isniin ah Maxkamdda Gobolka Maroodi Jeex ku xukuntay xadhiga saddex sanno iyo lix bilood kaasi, xeer ilaalinta somaliland ayaa ku soo eedaysay Cabdimaalik inuu danbiyo ka galay qaranka Jamhuuriyadda Somaliland halka dhinaca kalena dacawad ay ku soo oogin waalidiinta ardayada dhigata dugsiga Abaarso.

Qareenadda u dooday Cabdimaalik ayaa dhawaan ka diyriyay siday hadalka u dhigeen garsoorka somaliland.
Loading...
LATEST NEWS