Halkan Ka Daawo:- Sawirro Karin News Gaar U Ah Qarax Iminka Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Ka Dhacay

0
Tuesday 26th July 2016 10:44:19 in Wararkii Maanta by
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Halkan Ka Daawo:- Sawirro Karin News Gaar U Ah Qarax Iminka Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Ka Dhacay

    Halkan Ka Daawo:- Sawirro Karin News Gaar U Ah Qarax Iminka Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Ka Dhacay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Halkan Ka Daawo:- Sawirro Karin News Gaar U Ah Qarax Iminka Garoonka Aadan Cadde Ee Muqdisho Ka Dhacay
Ku dhawaad 10 qof oo iskugu jira ciidan iyo shacab aya ku geeryooday qaraxan laba jeer dhacay ee Garoonka Aadan Cadde lala beegsaday
marka la eego dhinaca Garoonka Aadan Cadde waxa soo gaadhay dhaawac xoogan waxaana bur buray xafiisyo Muhiim ah oo garoonku lahaa
ma jiro wax war faah faahsan oo ka soo baxay Ciidanka Amisom iyo kuwa dowlada Somaliya balse sida la filayo goordhow ayey soo saari doonaan war amuurtan ku saab san









LATEST NEWS