[War Deg Deg Ah:-] Markabkii Xoolaha Somaliland ee Sacuudiga Oo Weli Xayiran + jabuuti Oo Lala Rabo Xoolaha Somaliland

0
Tuesday 16th July 2019 21:22:59 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 716
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [War Deg Deg Ah:-] Markabkii Xoolaha Somaliland ee Sacuudiga Oo Weli Xayiran + jabuuti Oo Lala Rabo Xoolaha Somaliland

    War Deg Deg Ah:- Markabkii Xoolaha Somaliland ee Sacuudiga Oo Weli Xayiran + jabuuti Oo Lala Rabo Xoolaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:- Markabkii Xoolaha Somaliland ee Sacuudiga Oo Weli Xayiran + jabuuti Oo Lala Rabo Xoolaha Somaliland










jiddah (Karin News):-  markabkii siday 20kun ee neef oo maalintii 5aad ku xayiran dakada magaalada jeddah maanta ayay ahayd in larogo mar kay waraaqihiisii dhamaadeen oo ay dhamaan dadkii ka howlgalayay wada farxeen ayaa waxaa warqad whatsuppka ugu soo diray wasaarada xanaanada xoolaha ee sacuudiga wasiirka xanaanada xoolaha dawlada fedaraalka somalia , war qadaas oo ahayd mid aan email lagu soo dirin balse saxiixii iyo warqadii rasmiga ahayd ee wasaaradda  ka turjumaysa waxaana ku qornayd in aan la rogin markabka laguna celiyo halkuu ka yimid oo ah dekadda berbera ah, waxaana wasiirkaasi soomaaliya uu maanta usoo dhoofay dalka sacuudiga oo uu caawa 11 habeenimo markaasi soo gali doono arinta markabka  awgeed 




Markaan masuuliyiin badan oo arinkan ku howlanaa intii uu markabkan taagnaa aan wax kaway diiyay waxay iisheegeen in ganacsade yamani ah oo lagu magacaabo abu yaasir oo ah mulkiilaha maxjarka xoolaha laga dhoofiyo ee kuyaala djbuuti uu wasiirka lacag ubalan qaaday badhna acounka oogu shubay si markabkaa loo celiyo isla markaana ay xoolaha usoo maraan maxjarkiisa jabuuto oo la iisheegay in calaa neef uu ka qaato 9$dolar



waxaa isla arinkaa abu yaasir ii xaqiijiyay ganacsato uu la xidhiidhay oo markaasi ugu  faanay haday berbera kasoo dhoofaan xoolo dambe waligaa waxaan kuu sheego waa been

isku soo wada duuboo waiirka xoolaha ee somalia oo go'aan kaligiiya ku xayiray mar labaad  maanta markabkii go'aankaas oo ah mid  aan somali loogu danaynayn balse xoolihii somalida loogu gacan galiyay ganacsade abu yaasir oo ah yamani laaluush badan ku bixiya xayiraada xoolaha somalida.



Cabdirisaaq Heersare

Jiddah Saudi arabiya

Karin News

Loading...
LATEST NEWS