Hotel Uu Dhismihiisa Joojiyay Madaxweyne BIIXI Oo Dib Looga Bilaabay Xayndaabka Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Hargeysa
Waxaa dib loo bilaabay dhismaha hudheel cusub oo laga dhex dhisayo xayndaabka garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa, kaasi oo uu horey u joojiyay dhismihiisa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Hudheelkan ayaa waxaa dhisanaya mid ka mid ah muwaadiniinta Somaliland ee lacagta haysta.