Maqaal ku Saabsan Tirada Baarlamaanka Somaliland

0
Friday 9th August 2019 11:13:00 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 84
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maqaal ku Saabsan Tirada Baarlamaanka Somaliland

    asc.waxa maqlaynaa muranka badan iyo hanjabaadaha ku saabsan tirada barlamaanka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

asc.waxa maqlaynaa muranka badan iyo hanjabaadaha ku saabsan tirada barlamaanka

waxaana xaqiiqo ah cabashada sanaag iyo awdal inaytahay ilmadii yaxaaska
waxa xaqiiqo ah in gobolka waxka maqan yahay uu yahay gobolka sool sabab too ah
soolmarkay saraari caaday waxaylahayd waxay kagatimi togdheer sida shiikhba
waxeeday ugagatimi togdheer ladaa degmo waxay culaysaareen sool iyo
saaxil.markaa cidda waxkamaqanyihiin waa saaxil shiikh oo aan waxba ula imani raacday
oo hadana labaxubnood lagaqaaday iyadoo aanlagaranayn sharciyadda loomaray

ee saaxil labada xubnood loogaqaaday.marhadii cidii loosedburiyey wax qawadeyso
horta saaxil haloosoo celiyo labadeedii xubnood ee sida aanlagaranayn loogaqaaday
shiikh iyo caynabana goboladay raaceen waxhakusoo darsadeen.
FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS