Somaliland waxaa Usahamiyay Raggii Usigtay, Usamray ayaa manta Usad dhicinaya By Xasan Maxamed Muuse

0
Friday 9th August 2019 11:24:44 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Somaliland waxaa Usahamiyay Raggii Usigtay, Usamray ayaa manta Usad dhicinaya By Xasan Maxamed Muuse

    Somaliland waxaa usahamiyay Geediga aqoonsiga Raggii Usigtay, Usamray ayaa manta Sadkeedii caalamka ka soo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Somaliland waxaa usahamiyay Geediga aqoonsiga Raggii Usigtay, Usamray ayaa manta Sadkeedii caalamka ka soo


dhicinaya, tan iyo intii uu madaxwayne Muuse Biixi qabtay Hogaanka waxaa uu Hormar baaxadleh ka gaadhay arimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah oo magaca Somaliland circa isku shareeray warbaahinta caalamkuna aad uqaadaa dhigeen somalland waxay hada qarka usaarantahay ka mid noqoshada Beesha caalamka kadib markii ay xaqiijisay hadafkeedii Horay usocotay jamuuriyada Somaliland waxay Hormar ka samaysay arimaha Bulshada, Siyaasada, Dimocraadiyada, Dhaqaalaha, waxayna Beesha caalamku qirtay inay Somaliland tahay dal tagay oo isku tashaday Cidwalbana ku qasbantahay inay ka faaidaysato lashaqaynteeda
W/Q Xasan Maxamed Muuse

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS