Xukuumada Farmaajo Oo Shuruud Ku Xidhay Qabsoomida Doorashada Maamulka Jubbaland

0
Friday 9th August 2019 13:40:54 in Wararkii Maanta by Madaxa Wararka
  • Visits: 161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Farmaajo Oo Shuruud Ku Xidhay Qabsoomida Doorashada Maamulka Jubbaland

    Xukuumada Farmaajo Oo Shuruud Ku Xidhay Qabsoomida Doorashada Maamulka Jubbaland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Farmaajo Oo Shuruud Ku Xidhay Qabsoomida Doorashada Maamulka Jubbaland

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Wasaarraddu marnaba aqoonsan doonin natiijo kasta oo ka soo baxda doorashada Jubbaland, haddii aan la raacin qoddobo ay Wasaarraddu ka dalbatay maamulka Jubbaland in lagu saleeyo doorashada.

 

 
 
Wasaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa maamulka Jubbaland hor dhigtay Saddex qodob oo kala ah in Odayaasha soo xulaya xildhibaanada la waafajiyo Diwaanka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya, in Marka hore la soo dhameystiro xildhibaanada kaddibna ay iska dhex doortaan Guddoonka Baarlamaanka iyo Guddiga doorasho iyo in doorashu ku dhacdo si xor iyo xalaal ah.

 

Warka soo baxay Wasaarradda ayaa dhignaa siddan :



Loading...
LATEST NEWS