Ex Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suldaan Carab Cabdi Cali

0
Friday 9th August 2019 17:01:21 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 610
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ex Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suldaan Carab Cabdi Cali

    Ex Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suldaan Carab Cabdi Cali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ex Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Suldaan Carab Cabdi Cali




TACSI MADAXWEYNE: 07/08/2019
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

Madaxweynihii Hore Ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa waxgaradka, waayeelka, qoyskii, ehelkii, asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Carab Cabdi Cali.
Madaxweynihii Hore Ee JSL Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo wuxuu ku sifeeyay Marxuumka Nabad-doon qayb ka soo qaatay Heshiisiintii Beelaha Somaliland, Doorkiisii Wakhtigii SNM iyo taariikh dii uu ku lahaa Halgankaas, sidoo kale wuxuu ahaa shakhsi afgaaban oo Alle ka cabsi badan, waxaana tabi doona kaalintiisii samo talisnimo Somaliland oo dhan, si gaara na aniga Ahmed ahaan, aad ayaan uga xumaaday markaan maqlay geeridiisa.


Madaxweynuhu wuxuu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno Firdawsa ka waraabiyo, qoysaska, qaraabada, ehelada, asxaabta iyo shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.

Loading...
LATEST NEWS