Turkiga Oo Danyartii Hargeysa Xasuusiyey Dawladdii Madaxweyne Axmed Silaanyo Xiliga Ciidaha Iyo Farxadda [Sawiro:-]

0
Monday 12th August 2019 13:54:59 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 244
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Turkiga Oo Danyartii Hargeysa Xasuusiyey Dawladdii Madaxweyne Axmed Silaanyo Xiliga Ciidaha Iyo Farxadda [Sawiro:-]

    Turkiga Oo Danyartii Hargeysa Xasuusiyey Dawladdii Madaxweyne Axmed Silaanyo Xiliga Ciidaha Iyo Farxadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Turkiga Oo Danyartii Hargeysa Xasuusiyey Dawladdii Madaxweyne Axmed Silaanyo Xiliga Ciidaha Iyo Farxadda













Hargeysa (Karin News):- Hay'adda bisha Cas ee dalka Turkiga ayaa qaar ka mid ah qoysaska danyarta ee magaalada Hargeysa u qaybisay hilib, munaasibadda ciidda carrafo awgeed.

200 oo neef oo lo' ah, ayaa lagu gawracay magaalada Hargeysa, iyadoo dadka wax haysta ee reer Turki ay ugu deeqeen xoolahan la gawracay dadka saboolka ah.

Waa markii ugu horreysay ee Turkigu deeq noocan ah ka fuliyo Magaalada Hargeysa.

 

 

Sidoo kale waxaa xusid mudan dawladdii madaxweyne axmed maxamed maxamuud silaanyo ayaa danyarta somaliland gaar ahaan kuwa caasimadda lagu xasuusan jiray xiliyada ciidaha iyo munaasibadahoodaba inay marwadii madaxweyne axmed silaanyo Marwo Aamina Weris ay ahayd qof ka kaliya ee sida gaarka ah uga war heyn jiray danyarta agoomaha iyo waliba dadka dayacan, balse intii ay jirtay xukuumadda madaxweyne biixi ayaan la arag haba yaraatee caawinta danyarta iyo agoomaha xiliyada ciidaha iyo farxadda

Karin News
Hargeysa 





Image may contain: 1 person, smiling
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 2 people, people standing, sky and outdoor
Image may contain: 3 people, shoes
Image may contain: 3 people, people standing, crowd, child and outdoor
Image may contain: 8 people, people smiling, people standing and outdoor
Image may contain: 1 person, standing, crowd and outdoor
Image may contain: sky and outdoor
Loading...
LATEST NEWS