[DEG DEG:-] Fanaanka Cawaale Aadan Oo Hargeysa Ka Soo Degay Hadda Iyo Soo Dhaweyn Lagala Hor Tegay

0
Monday 12th August 2019 16:57:13 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 516
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG:-] Fanaanka Cawaale Aadan Oo Hargeysa Ka Soo Degay Hadda Iyo Soo Dhaweyn Lagala Hor Tegay

    DEG DEG:- Fanaanka Cawaale Aadan Oo Hargeysa Ka Soo Degay Hadda Iyo Soo Dhaweyn Lagala Hor Tegay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG:- Fanaanka Cawaale Aadan Oo Hargeysa Ka Soo Degay Hadda Iyo Soo Dhaweyn Lagala Hor Tegay








Hargeysa (Karin News):- Fannaanka Cawaale Aadan, ayaa galabta soo gaadhay maagalada Hargeysa, Bahda suugaanta , wakiilka Jabuuti ee Somaliland iyo dadweyne kale ayaa ku soo dhaweeyay Garoonka, Cawaale, ayaa beeniyay warar baraha bulshada lagu faafiyay oo la xidhiidha in uu ka soo horjeedo qaddiya Somaliland.


 Waa markii ugu horreysay ee uu yimaado dalka somaliland fanaanka cawaale aadan.

la soco muuqaalka warkiisa oo faah-faahsan goordhow insha alaah 




Image may contain: 1 person, outdoor
Loading...
LATEST NEWS