Wararkii Toogashada Ceelafwayn Ugu Dambeeyay, Gabadhii 4aad Oo Burco Ku Geeryootay Habeenkii Xalay

0
Tuesday 13th August 2019 08:21:35 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararkii Toogashada Ceelafwayn Ugu Dambeeyay, Gabadhii 4aad Oo Burco Ku Geeryootay Habeenkii Xalay

    Wararkii Toogashada Ceelafwayn Ugu Dambeeyay, Gabadhii 4aad Oo Burco Ku Geeryootay Habeenkii Xalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararkii Toogashada Ceelafwayn Ugu Dambeeyay, Gabadhii 4aad Oo Burco Ku Geeryootay Habeenkii Xalay











Burco (Karin News):- Gabadhii 4aad ee ku dhimata weerarkii shalay ee ceel-Afweyn oo dhaawac ahaan loo geeyey cusbitaalka burco ayaa habeenkii xalay ahaa geeriyootay marxuumaddan ayaa ahayd taliyaha qaybta booliska gobolka saraar gaashaanle dhexe gacmayare oo ay walaashii ahayd, waxayna tirada dhimashada ka dhigaysaa 6 qof oo 4 dumar yihiin ilaahow u naxariiso.

Sidoo kale xaaladda degmada ceelafwayn iyo beeshii ay ka baxeen hablaha iyo ragga la toogtay ayaa tacsi iyo baroor diiq maanta ku sugan

Karin News Kala Soco Wixii War Ah Ee Warkan Ku Soo Kordha







Loading...
LATEST NEWS