Gacan ku Dhiiglayaashii Ceelafwayn Dadka Ku Xasuuqay Oo Aan Weli La Haynin Iyo Ciidamada Ammaanka Oo Weli Ku Daba Jira

0
Tuesday 13th August 2019 08:48:48 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 467
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gacan ku Dhiiglayaashii Ceelafwayn Dadka Ku Xasuuqay Oo Aan Weli La Haynin Iyo Ciidamada Ammaanka Oo Weli Ku Daba Jira

    Gacan ku Dhiiglayaashii Ceelafwayn Dadka Ku Xasuuqay Oo Aan Weli La Haynin Iyo Ciidamada Ammaanka Oo Weli Ku Daba Jira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gacan ku Dhiiglayaashii Ceelafwayn Dadka Ku Xasuuqay Oo Aan Weli La Haynin Iyo Ciidamada Ammaanka Oo Weli Ku Daba Jira












Ceelafwayn (Karin News):- Maalintii shalay ahayd ayaa toogasho xasuuq ba’ani ka dhashay ay ka dhacday degmada ceelafwayn, hase ahaatee waxaa isla habeenkii xalay ahayd geeryootay marxuumad dumar ah oo ka mid ahayd dadkii lagu laayay shalay magaalada ceelafwayn, ilaa iyo hadda gacan ku dhiiglayaashii falkaas foosha xun geystay ayaan la haynin in kastoo ciidamadu ay ku daba jiraan, amaanka guud ee degmada ceelafwayn waxaa gacanta ku haya ciidamada qalabka sida, jawiga iyo xaaladda ayaa degan wakhtigan.

Sidoo kale beesha biciide oo ay ka geeryoodeen haweenkan iyo ragga ayaan ka hadal xaaladda masiibada ah ee ku dhacday dadkoodii, waxaana guryaha badankooda loo fadhiya maanta tacsi, ilaa iyo hadda ciidamada amaanka iyo xukuumadda kama aysan soo bixin warar ku saabsan xaaladda ceelafwayn marka laga reebo waraysigii shalay ee uu warbaahinta siiyay maayarka ceelafwayn..



Karin News

Kala soco wararka ceelafwayn marba wixii ku soo kordha haddii uu alle idmo









Loading...
LATEST NEWS