[DEG DEG :-] Dawladda Somaliya Oo Ka Hadashay Kulankii Ay La Yeesheen Wasiiradeedu Madaxweyne Biixi + Siro Ay Banaanka Keeneen

0
Tuesday 13th August 2019 10:30:33 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1062
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [DEG DEG :-] Dawladda Somaliya Oo Ka Hadashay Kulankii Ay La Yeesheen Wasiiradeedu Madaxweyne Biixi + Siro Ay Banaanka Keeneen

    DEG DEG :- Dawladda Somaliya Oo Ka Hadashay Kulankii Ay La Yeesheen Wasiiradeedu Madaxweyne Biixi + Siro Ay Banaanka Keeneen

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

DEG DEG :- Dawladda Somaliya Oo Ka Hadashay Kulankii Ay La Yeesheen Wasiiradeedu Madaxweyne Biixi + Siro Ay Banaanka Keeneen











Jiddah (Karin News):- Wasiirka maaliyadda dawladda federaalka ee soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo ka mid ahaa wasiirada soomaaliya ee Madaxweynaha soomaaliland iyo waftigiisa kula kulmay dalka sacuudiga ayaa banaanka keenay waxyaabihii ay kaga wadahadleen dalka sacuudiga Madaxweynaha Somaliland iyo waftigiisii,waxaana baraha bulshada qabsaday sawirada ay soo wada galeen labada madax ee ka kala socota somaliland iyo somaliya, sidoo kale waxaa uu wasiir bayle iminka bartiisa facebook ku shaaciyey waxyaabihii ay ka wadahadleen madaxweyne biixi oo ay ugu horreyso midinimada dadka soomaaliyeed.

Karin News




Loading...
LATEST NEWS