Guddoomiye Cirro Oo Si Weyn Ugu Jees-jeesay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Madaxweyne Farmaajo

0
Tuesday 13th August 2019 11:24:15 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 790
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddoomiye Cirro Oo Si Weyn Ugu Jees-jeesay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Madaxweyne Farmaajo

    Guddoomiye Cirro Oo Si Weyn Ugu Jees-jeesay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Madaxweyne Farmaajo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Guddoomiye Cirro Oo Si Weyn Ugu Jees-jeesay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Madaxweyne Farmaajo









Guddoomaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa farriin kooban oo culayskeeda leh hawada u mariyay madaxweyne Biixi oo kulan la qaatay wasiirro Soomaaliya ah oo ay ku kulmeen Xajka.
Dr Cirro oo boggiisa Twitter-ka soo dhigay sawirka kulanka ayaa ku dul qoray "”Inaad saamo jiidiyo, sanqadh-tirasho kala daa”! NO COMMENT!








Safiirka Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa iyadu muujisay in aanay weftiga Biixi raalli ka ahayn faafinta sawirka waxaanay si cadho leh Soomaaliya ugu eedaysay in ay wax walba siyaasadaynayaan sida Xoolaha, maamulka hawada, arrimaha bani’aadanimo iyo hadda oo ay kulankii siyaasadeeyeen iyada oo ka jawaabaysa hadalka wasiirka maaliyadda Soomaaliya faafiyay.



Loading...
LATEST NEWS