|
|
Guddoomiye Cirro Oo Saddex Qodob Oo Kul-kul Miiska Saaray Iyo Jawaabta Laga Sugayo Xukuumadda Madaxweyne Biixi
Guddoomiye Cirro Oo Saddex Qodob Oo Kul-kul Miiska Saaray Iyo Jawaabta Laga Sugayo Xukuumadda Madaxweyne Biixi
Waxa aan ka hadlay arrinta Ceel-Afweyn oo runtii fool-xumo inagu ah in dhacdadaasi ay si joogto ah u soo noq-noqoto maalin walba. Shacabka na waan ka tacsiyadeynayaa intii ku dhimatayna Alle ha u naxariisto. Kulanka Xaramka ku dhex-maray Madaxda Somaliland iyo Soomaaliya na waxa aan lee yahay. "Inaad saamo jiidiyo sanqadh-tirasho kala daa". Wixii ay dadka ku caayayeen baa iyaga wax caadiya la ah. Komishanka Doorashooyinka na, waxa aan u sheegayaa in Doorashadu ay qaaday raadkii ay ku qabsoomi lahayd, markaa sax may ahayn inay shacabka la soo hor istaagaan Doorasho ma qabsoomayso.
Loading...
|
Copyright © 2010 - 2019 Karin News All Rights Reserved. - Site Designed & Developed by Ileys Inc |