Dawladda Soomaaliya Ayaa Si Toos Ah Ugu Tilmaamtay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Somaliya Dib U Heshiin Iyo Midow Cusub

0
Tuesday 13th August 2019 13:58:33 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 720
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dawladda Soomaaliya Ayaa Si Toos Ah Ugu Tilmaamtay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Somaliya Dib U Heshiin Iyo Midow Cusub

    Dawladda Soomaaliya Ayaa Si Toos Ah Ugu Tilmaamtay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Somaliya Dib U Heshiin Iyo Midow Cusub

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dawladda Soomaaliya Ayaa Si Toos Ah Ugu Tilmaamtay Kulankii Madaxweyne Biixi Iyo Wasiirada Somaliya Dib U Heshiin Iyo Midow Cusub

 















Waxaa qoray, Saalax Jaamac, Wasiirka Dastuurka Soomaaliya.
---
"Galad Eebe weeye dhawaaqa wasiir Byle iyo dhulkii barakaysnaa ka soo yeedhay. midnimo, gobanimo iyo horumar weeye geedigu. Rayn-raynta iyo farxada ka muuqata odayaasha ayaa tilmaan ka bixinaysa saadasha wacan eey soomaali filayso.

Waxa kale oo iyana sawirkan ka maqan kumaananka kun ee soomaaliyeed ee ka kala yimi waqooyi iyo koonfurba, ee isku weheshanayey, intii ay gudanayeen acmaashooda, isku basaboor ahaa , isku af ahaa isna garab sanayey."

 

Wasiirka maaliyadda ee dawladda faderaalka ah ee soomaaliya ayaa isna yidhi:-

Dadka Soomaaliyeed waxay u ooman yihiin nabad waarta iyo dib-u-heshiisiin dhab ah.

Farriinta wanaagu ka muuqdo ee ka socota dhammaan Xaajiyaashii Haram-ka ku kulmay waxay muujineysaa in aan loo kala harin is ku dhex jira, midnimadooda, iyo rabitaanka ummada Soomaaliyeed ee wada noolaasha iyo wadajir wax u qabsiga taas oo aas-aasi u ah nabad waarta iyo guul aan gaarno.

Aynu dhammaanteen garwaaqsano inaan u dhaqaaqdo ugu dambeyntii dib-u-heshiisiin dhab ah oo macno inoo leh, isla markaana bulshadeena u horseedda barwaaqo iyo midnimo.

Image may contain: 6 people, people smiling, people standing
Loading...
LATEST NEWS