Taliye Caare Iyo Ciidamadiisii Oo Markii Ugu Horreysay La Kulmay Hablo + Sawiro Laga Soo Qaaday

0
Tuesday 13th August 2019 20:10:51 in Wararkii Maanta by Tafatiraha Guud
  • Visits: 1272
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliye Caare Iyo Ciidamadiisii Oo Markii Ugu Horreysay La Kulmay Hablo + Sawiro Laga Soo Qaaday

    Taliye Caare Iyo Ciidamadiisii Oo Markii Ugu Horreysay La Kulmay Hablo + Sawiro Laga Soo Qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliye Caare Iyo Ciidamadiisii Oo Markii Ugu Horreysay La Kulmay Hablo + Sawiro Laga Soo Qaaday









Ceerigaabo (Karin News):- Sawiro joog hoose ku duulaya ayaa iminka soo gaadhay baraha bulshadu ku kulanto waxaana laga soo qaaday taliye caare iyo buurta uu joogo oo ay ugu tageen hablo aan la ogeyn ujeedada ay ula kulmeen islamarkaana ay ugu badheedheen jabhaddan duurka joogta, lama garan karo sababta rasmiga ah ee kulankooda balse waxaa mar keliya baraha bulshada soo galay sawiro muujinaya taliye caare oo qaabilaya hablo socdaal ugu tegay buurta uu ku nool yahay wakhtigan

Dhinaca kale Waxa aan weli si rasmi ah loogu guulaysan dhammaystirka dedaalo ay wadeen odayaal ka tirsan madaxda dhaqanka ee Beelaha Garxajis oo la doonayay in lagu soo afjaro jabhadda uu horkacayo Col. Caare ee ku sugan deegaano ka tirsan gobalka Sanaag.

 

Salaadiin, odayaal iyo waxgarad ayaa muddooyinkii u dambeeyay ku sugnaa gobalka Sanaag si ay u soo afjaraan xurgufta u dhaxaysa xukuumadda Somaliland iyo sarkaalka hore uga tirsanaa ciidanka qaranka ee hadda jabhadda samaystay Col. Caare.











Loading...
LATEST NEWS