[WAR DEG DEG AH:] Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Saaka Lagu Dhawaaqayo

0
Thursday 15th August 2019 09:33:08 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [WAR DEG DEG AH:] Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Saaka Lagu Dhawaaqayo

    Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Saaka Lagu Dhawaaqayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Natiijada Imtixaanaadka Shahaadiga Ee Somaliland Oo Saaka Lagu Dhawaaqayo


 

Guud ahaan Somaliland waxa saaka la sugayaa imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyadda dhexe iyo sare in lagaga dhawaaqo xafiiska Imtixaanaadka Qaranka.




Guddoomiyaha xafiiska imtixanaadka iyo madaxda ugu sareysa wasaaradda waxbarashada ayaa la filayaa inay kaga dhawaqaan xarunta guud ee xafiiska  Imtixaanaadku ku leeyahay magaalada Hargeysa.



Xafiiska waxa si ku sugan haatan warbaahinta kala duwan ee dalka.



Halkan kala soco wixii kasoo kordha


Loading...
LATEST NEWS