[WAR DEG DEG AH:] Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Oo Hadda Lagu Dhawaaqay+Yaa Ugu Sareeyay Dalka?

0
Thursday 15th August 2019 11:44:35 in Wararkii Maanta by Xafiiska Hargeysa
  • Visits: 596
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    [WAR DEG DEG AH:] Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Oo Hadda Lagu Dhawaaqay+Yaa Ugu Sareeyay Dalka?

    [WAR DEG DEG AH:] Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Oo Hadda Lagu Dhawaaqay+Yaa Ugu Sareeyay Dalka?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

[WAR DEG DEG AH:] Natiijada Imtixaankii Shahaadiga Ahaa Oo Hadda Lagu Dhawaaqay+Yaa Ugu Sareeyay Dalka?



Waxa daqiiqado ka hor lagu dhawaaqay natiijada Imtixaanka Shahaadiga ah ee Somaliland.
Wasaaradda Waxbarashada iyo xafiiska Imtixaanaadka ayaa sheegay in guud ahaan la joojiyey kaalmihii sare ee imtixaanka
oo hore lagu dhawaaqi jiray taas badalkeedana ay sannadkan iskuul walba uu isagu gaarkiisa u shaacin doono
ardaydii ugu sareysay.




19874 Arday oo dugisyada dhexe ah waxa gudbay ama baasay 17038 Arday.
Dhinaca dugsiyada sare waxa u fadhiistay 9691waxaana gudbay ama baasay 8787.







La soco warkan oo faahfaahsan Goordhow.


Loading...
LATEST NEWS