Ganacsade U Dhashay Dalka Jabuuti Oo Xarun Ka Samaysanaya Hargeysa & Waa Maxay Arrimaha Uu Ka Shaqayn Doono ?

0
Saturday 17th August 2019 08:56:04 in Wararkii Maanta by Xafiiska Burco
  • Visits: 303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ganacsade U Dhashay Dalka Jabuuti Oo Xarun Ka Samaysanaya Hargeysa & Waa Maxay Arrimaha Uu Ka Shaqayn Doono ?

    Ganacsade U Dhashay Dalka Jabuuti Oo Xarun Ka Samaysanaya Hargeysa & Waa Maxay Arrimaha Uu Ka Shaqayn Doono ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ganacsade U Dhashay Dalka Jabuuti Oo Xarun Ka Samaysanaya Hargeysa & Waa Maxay Arrimaha Uu Ka Shaqayn Doono ?


Ganacasde Cabdiraxmaan Boore Uu Dhashay Dalka Jabuuti Ayaa Mudooyinkii U Danbeeyey Waxa Uu Uu Magaalada Hargaysa Ka Waday Xarun Uu Ku Yeelan Doono Magaalada Hargaysa Ee Somaliland Ujeedada Ugu Weyn Ee Ganacsade Cabdiraxmaan Boore Ayaa Ah In Xaruntani Ay Noqoto Meelo Ka Duulo Xiliga Doorshada Dalka Jabuuti Oo Uu Doonayo In Uu Gacan Weyn Ku Yeesho Doorashada Madaxweyne Ee Jabuuti Si Uu Uga Takhaluso Hogaamiyaha Xiligan Ee Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele Oo Khilaaf Weyne Ka Dhaxeeyo 




Ujeedka Labaad e Ee Ganacsadahan Ayaa Inuu Khalkhaliyo Dorashadaas Waxaana Magaalada Hargaysa Ayaamahan Ku Suganaa Oo Soo Gaadhay Nin U Dhashay Dalka Hindiya Oo Wakiil Ka Ah Ganacaade Cabdiraxmaan Boore Si Uu Ula Shiro Dad Uu Abaabulo Oo Lagu Khalkhal Galinaayo Qaabka Qabsoomida Doorashada Jabuuti 



Sidoo Kale Waxa Qorshaha Abaabulka Ku Jira Ni Lagu Magacaabo Xasan Wacays Iyo Ganacsato Reer Somaliland Ah Oo Ay Xidhiidh Leeyihiin Ganacsade Boore Ganacasade Boore Iyo Xukuumada Jabuuti Ayaa Waxa Ka Dhaxeeya Khilaaf Xoogan Waana Ta Keenaty In Uu Ganacsade Boore Dabino Iyo Abaabul Lagu Khalkhal Galinaayo Doorshada Dalka Jabuuti Uu Bilaabo Islmarkaana Waqtigan Xarun Uu Ka Shidaal Qaato Somaliland Uga Wado




Loading...
LATEST NEWS