Inkastoo Sawirka Mafia-da Farmaajo la gashay Madaxwaynaha Shacabku doortay uu ahaa khalad wayn oo lafjab ku ah Protocol ka & Nidaamka Duwaliga ah

0
Saturday 17th August 2019 11:42:47 in Aragtida Dadweynaha by Tafatiraha Guud
  • Visits: 246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Inkastoo Sawirka Mafia-da Farmaajo la gashay Madaxwaynaha Shacabku doortay uu ahaa khalad wayn oo lafjab ku ah Protocol ka & Nidaamka Duwaliga ah

    waxana ay ka mid ahayd Arimahani kuwii Madaxwaynuhu Ilaalada gaarka ah ugu dhex haystay Xaramka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxana ay ka mid ahayd Arimahani kuwii Madaxwaynuhu Ilaalada gaarka ah ugu dhex haystay Xaramka.

Hadana waxa aan indhaha laga qarsan karin SIDA KARAAMADA IYO HAYBADA LEH EE BOQORTOOYADA SUCUUDIGU u Martiqaaday Madaxwayne Muse iyadoo Diyaarad Khaas ah Saudi Royal Air-force Hargeysa ugu soo dirtay, Soo dhawayn Madaxwayne iyo Protocol Ilaalin Madaxwayne oo lagu maamuusay Madaxwayne Biixi.

Maamuuska Madaxwayne Biixi lagu qaabilay waxa kake oo ka mid ahaa iyadoo markasta ciidamada Sucuudigu Ku galbinayeen Baabuurta Gaarka ah ee Boqortooyada iyo Ciidanka Nabadgalyada Gudaha ee Boqortooyada oo jidka uu marayo Madaxwayne Biixi sugayay Amaankiisa. Hab Maamuskan Boqortooyada Sucuudigu may siinin Wafidigii Federaalka ee Farmaajo ka Socday.


Image may contain: one or more people, people standing, people dancing, wedding and indoor


Sheekadii Sawirka oo kali ah ayaa Wasiirka Farmaajo Ahmed Awad waxa ka waraystay wariyaha NAVAD/Nolol Haaruun Macruuf (VOA) oo laga masruufo Sanduuqa Nolol/Nabad, sababtoo ah waxay ay doonayeen In ay Sheekada Sawirka Ku qariyaan Karaanada Protocolka SAREEYA ee Boqortoiyada Sucuudigu Ku Qaabishay Madaxwayne Biixi iyo Waftigiisa Somaliland.

Qoladernii ‘Huubaha’ ee ay is hayeen Qoladeena kale ee ‘Heegada’ waxay ilaa Maanta wareejinayeen Muse ayaa laga reebay Casuumaddii Boqorka Sucuudiga. Adeerayaal Warkaasi waa Huubihiinii Maamuuska iyo Qadarinta Boqortooyada Sucuudigu Siisay Madaxwaynaheena iyo Xujaajta uu Hogaaminayo ma jirto Madaxda dal kale oo la siiyay. Dhulkii ayaa Marat ka qaar ay Ku aaminiwaayayeen Qadarin awgeed oo ay Saudi Royal Airfirce Ku qaadayeen MADAXWAYNE MUSE iyo Xubnaha Xukuumada iyo Qoyska ee la socda.

Heego waxan ka codsanaynaa in Few weeks dhawr wiig Qaatasn casharo Ku saabsan Protocols of head of state and related diplomatic norms and accords

Guul Somaliland Thanks Saudi Royal Family

FIIRO GAAR AH:

Karin News marnaba kama masuul aha aragtida Qoraaga iyo Ujeeddada uu ka leeyahay, Karin News wax ay isu gudbisaa aragtiyaha kala duwan!!

Loading...
LATEST NEWS